top of page

Guryaha £90 iyo Xafiisyada £70

Adeeg nadiifin heer sare ah: 2 saac oo ku habboon 2 qol jiif ah + fadhiga iyo musqusha ama xafiisyo £70. 3 saac oo ku habboon 3 qol jiif ah + fadhiga iyo musqusha £90.

Adeegyadayada Nadiifinta

2 saac oo nadiifin ah oo ku habboon 2 qol jiif ah oo leh fadhiga, musqusha ama xafiisyada £70.

3 saac oo nadiifin ah oo ku habboon 3 qol jiif ah oo leh fadhiga iyo musqusha £90.

Markhaatiyada Macaamiisha

Maxay macaamiisheenu ka yiraahdeen adeegyada nadiifinta ee aan bixino.

sahro abdi

"ii shaqee ,waxa ee i dareensiiyeen in aan eheen kaligeey ,markii aan u baahday garab , si deg deg ah ayee iigu imaadeen."

Farah

"adeega nadaafadda ee xafiiskeeyga loo sameeyay waa mid aad cajiib u ahaa "

Nuurto adoow

"waa ku faraxsanahay sida wanaagsan ee la iigu nadiifiyay guriga ."

iiShaqee.com – Fursad Shaqo Abuur Ah oo Adiga Kuu Furan

Haddii aad rabto shaqo joogto ah oo dabacsan, ku soo biir kooxda nadaafadda ee iiShaqee.com. Waxaad ka shaqayn kartaa guryo iyo xafiisyo adiga oo dooranaya saacadaha kugu habboon.

Haddii aad maalin kasta qabato kaliya 2 ilaa 3 shaqo (2–9 saac maalintii), waxaad bishii gaari kartaa qiyaastii £2,000 – £3,000. Waa fursad fiican oo lagu helo dakhli wanaagsan adiga oo waqtigaaga maamulanaya.

bottom of page